Qaar kamid ah Odayaasha soo dhisaya maamulka Hirshabelle oo gaaray Jowhar (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle gaaray qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka labaad uu yeelanayo dowlad goboleedka Hirshabelle. Odayaashan waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle iyo waxgarad, waxaana loo galbiyay Odayaasha goob gaar ah oo loo diyaariyay in ay degaan. Waxaa sidoo kale … Continue reading Qaar kamid ah Odayaasha soo dhisaya maamulka Hirshabelle oo gaaray Jowhar (Daawo Sawirada)